HomeCaalamkaIn ka badan 22 Maxbuus oo ku geeriyooday xabsi weyn oo ay...

In ka badan 22 Maxbuus oo ku geeriyooday xabsi weyn oo ay ku xirnaayeen

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Inta la xaqiijiyay 24 maxbuus ayaa ku dhintay xabsi ku yaalla dalka Ecuador, kadib markii uu gacan ka hadal dhax maray maxaabiis ku xirneed mid kamid ah Xabsiyada dalkaas. Warbaahinata  ka howl gasho gudaha dalkas Ecuador ayaa sidoo kale sheegatay in rabashadahii halkaasi ka dhacay ay  ku dhawacmeen 48 qof. Maamulka xabsigan ay ka dhaceen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay 24 maxbuus ayaa ku dhintay xabsi ku yaalla dalka Ecuador, kadib markii uu gacan ka hadal dhax maray maxaabiis ku xirneed mid kamid ah Xabsiyada dalkaas.

Warbaahinata  ka howl gasho gudaha dalkas Ecuador ayaa sidoo kale sheegatay in rabashadahii halkaasi ka dhacay ay  ku dhawacmeen 48 qof.

- Advertisement -

Maamulka xabsigan ay ka dhaceen rabashadaha ayaa markii danbe keenay ciidamo dheerad ah si loo xakameeyo fowdada iyo dagaalka maxaabiista dhex maray.

Mas’uuliyiinta xabisga ayaa sheegay in dagaalku dhax maray laba koox oo ku loolansan hoggaaminta burcadda ku xiran xabsiga.

Bishii July ee sanadkan ayay eheed markii sidaan oo kale dagaal dhax maray maxaabis ku jirtay labo xabsi oo ku yaalla  dalkaas Ecuador, whalkaas oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafay 20 qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts