HomeWararDil Maanta ka dhacay xaafad ka tirsan Muqdisho iyo faah faahin laga...

Dil Maanta ka dhacay xaafad ka tirsan Muqdisho iyo faah faahin laga helay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa barqanimadii Maanta gudaha degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku dilay Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ee ka howlgala degmadaas. Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in rag dhalinyaro ah oo watay Bastoolad ay toogasho ku dileen laba Askari oo Boolis ah, xili […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa barqanimadii Maanta gudaha degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku dilay Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ee ka howlgala degmadaas.

Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in rag dhalinyaro ah oo watay Bastoolad ay toogasho ku dileen laba Askari oo Boolis ah, xili ay ku sugnaayeen meel ku dhow Saldhiga Booliska degmada Yaaqshiid ee xaafadda shagta.

- Advertisement -

Raggii ka dambeeyay falka ayaa waxaa la tilmaamay inay durbo goobta isaga carareen, waxaana halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska oo ka Agdhawaa goobta, isla markaana qaaday Meydadka Askarta la dilay.

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa xiliyada qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan oo geystaan rag ku hubeysan Bastoolado, waxaana xusid mudan in inta fallakaas dhaca ay mas’uuliyadooda sheegtaan Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts