HomeWararMaxkamadda ICJ oo shaacisay xiliga ay ku dhawaaqeyso Go’aanka Dacwadda Badda

Maxkamadda ICJ oo shaacisay xiliga ay ku dhawaaqeyso Go’aanka Dacwadda Badda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa War kasoo saartay kiiska dacwadii Badda ee u dhexeeysay dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo horey loo dhageystay, lana sugayo Go’aanka Maxkamadda kasoo bixi doona. Qoraal kasoo baxay Maxkamadda ICJ ee ku taalla Magaalada Hague ee dalka Holland ayaa waxaa lagu shaaciyay in Go’aanka la wada sugayo ee dacwadda Badda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa War kasoo saartay kiiska dacwadii Badda ee u dhexeeysay dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo horey loo dhageystay, lana sugayo Go’aanka Maxkamadda kasoo bixi doona.

Qoraal kasoo baxay Maxkamadda ICJ ee ku taalla Magaalada Hague ee dalka Holland ayaa waxaa lagu shaaciyay in Go’aanka la wada sugayo ee dacwadda Badda ay ku dhawaaqeyso 12-ka bisha soo socota ee Octoober saacada markii ay tahay 03:00 PM.

- Advertisement -

Garsoorayaasha Maxkamadda Cadaalada Aduunka ee ICJ iyo wafdi ka kala socda Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka qeyb galaya fadhiga Maxkamadda ee lagu shaacinayo Go’aanka ka dambeysta ee kiiska badda oo muddo sannado ah soo jiitamayay.

Kiiska Dacwada muranka Badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya ayaa muddo dheer soo socday, waxaana markii ugu dambeeyay maxkamada ICJ dhageysiga dacwada kiiska badda gashay iyada oo dowlada Kenya ka maqan tahay fadhiga Maxkamadda.

Soomaaliya ayaana rajo weyn ka qabta in loo xukumo biyaha muranka galisay dowladda Kenya, lamana oga sida dowladda Kenya u aqbali doonto haddii Maxkamadda ICJ ku dhawaqado xukun aysan ku farxin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts