HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Marka

Faah faahin kasoo baxeysa Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Marka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax barqanimadii Maanta ka dhacay gudaha degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasi oo jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada. Qaraxaas oo ahaa miino ayaa waxaa uu ka dhex dhacay gudaha Garaash lagu sameeyo gaadiidka oo ku yaalla xaafadda Wadajir ee Marka, sida Idaacadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax barqanimadii Maanta ka dhacay gudaha degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasi oo jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada.

Qaraxaas oo ahaa miino ayaa waxaa uu ka dhex dhacay gudaha Garaash lagu sameeyo gaadiidka oo ku yaalla xaafadda Wadajir ee Marka, sida Idaacadda Dalsan u sheegeen dad ku sugan Magaalada Marka.

- Advertisement -

Sidoo kale Dad ayaa soo weriyey in qaraxa uu ku dhintay oo kaliya ruux loo maleynayo inuu diyaarinaayay qaraxa miinada ahaa ee qarxay, waxaana goobta markii dambe gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka degmada.

Garaashka uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa qeyb kamid ah soo gaaray burbur xoogan, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Marka ayaa waxaa ay kamid ah tahay degmooyinka ugu amniga wanaagsan Shabeellaha Hoose, waxaana muddooyinkii dambe amniga degmadaas uu ahaa mid wanaagsan oo aysan falal amni darro ka dhicin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts