HomeWararXarun Maxkamad oo Maanta laga daah-furay Degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Xarun Maxkamad oo Maanta laga daah-furay Degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir Garyaqaan Maxamed Axmed Cismaan Baari, oo ay wehlinayaan Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Cabdi khadar Maxamed Xasan ayaa Xariga ka jaray Xarunta Maxkamadda Boondheere ee Gobalka Banaadir. Munaasabada Furitaanka Xarunta Maxkamada Boondheere waxaa Goobjoog ka ahaa xildhibaano ka tirsanaa Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad, Garsoorayaal iyo Maamulka Degmada Boondheere. Guddoomiyaha Maxkamadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir Garyaqaan Maxamed Axmed Cismaan Baari, oo ay wehlinayaan Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Cabdi khadar Maxamed Xasan ayaa Xariga ka jaray Xarunta Maxkamadda Boondheere ee Gobalka Banaadir.

Munaasabada Furitaanka Xarunta Maxkamada Boondheere waxaa Goobjoog ka ahaa xildhibaano ka tirsanaa Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad, Garsoorayaal iyo Maamulka Degmada Boondheere.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Boondheere Maxamed Aadan Cismaan ayaa ku shaqeyn doona Xarunta Maxkamadda Degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir.

Waxaa uu Guddoomiye Maxamed Aadan Cismaan u mahadceliyay Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka, wuxuuna tilmaamay inay Maxkamadda la furay ugu adeegi doonaan shacabka Garsoorka u soon doonta.

Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Maxkamadda Gobalka Banaadir mudadii uu joogay Maxkamadda Racfaanka waxuu dib u furay Maxkamadda Degmada Shibis, Maxkamadda Degmada Kaxda iyo Maxkamada Degmada Boondheere.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts