HomeWararQarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Marka

Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Marka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed  ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dhowr toban daqiiqo kahor uu ka dhacay qarax xoogan. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa uu sigaar ah uga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed  ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas dhowr toban daqiiqo kahor uu ka dhacay qarax xoogan.

Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay Garaashka Cawaale ee  ku yaalla Xaafada Wadajir ee Marka, kaasi oo jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada.

- Advertisement -

Dad ku sugan Marka ayaa waxaa ay ku warrameen in qaraxa kadib la maqlay rasaas xoogan oo ay fureen Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo xiligaas joogay Saldhiga Marka oo ku dhow Garaashka Cawaale.

Khasaaro ayaa lasoo sheegayaa inuu ka dhashay qaraxaas ka dhacay Magaalada Marka, hayeeshee lama oga inta uu la egyahay khasaaraha, mana jiro faah faahin dheeraad ah oo laga helay qaraxaas dhacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts