HomeWararWasiirka Cusub ee amniga oo xilka loo dhaariyay Maanta

Wasiirka Cusub ee amniga oo xilka loo dhaariyay Maanta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur oo uu shalay xilkaas u magacaabay Ra’iisul Wasaaruhu. Wasiirka Caddaaladda ee xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa dhaariyay wasiirka cusub. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa wasiirka cusub kula dardaarmay in uu si hufan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur oo uu shalay xilkaas u magacaabay Ra’iisul Wasaaruhu.

Wasiirka Caddaaladda ee xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa dhaariyay wasiirka cusub.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa wasiirka cusub kula dardaarmay in uu si hufan u guto howsha muhiimka u ah qaranka ee loo igmaday si waafaqsan dastuurka iyo xeerarka dalka.

Dhaarinta Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa imaanaysa iyadoo Madaxweyne Farmaajo uu ka hor yimid Magacaabista Wasiirkaan Cusub,sidoo kalena waxaa uu ku tilmaamay mid sharci darro ah.

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts