HomeCaalamkaTirada dad ku hoobtay Dhul-gariir ka dhacay Haiti oo sii korortay

Tirada dad ku hoobtay Dhul-gariir ka dhacay Haiti oo sii korortay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 304 qof ayaa geeriyootay, kadib, markii uu dhul-gariir halbeegiisu ahaa 7.2 Rektar Iskeel ku habsaday K/Galbeed ee dalkaasi. Madaxa Hay’adda Badbaadada Rayidka ee dalkaasi, Jerry Chandler ayaa sheegay in la xqiijiyey inay 304 qof ku geeriyootay dhul-gariirkaasi, halka ay ugu yaraan 1,800 oo kalena ku dhaawcmeen. Mas’uulkaasi oo xalay la hadlay Suxufiyiinta waxa uu tilmaamay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 304 qof ayaa geeriyootay, kadib, markii uu dhul-gariir halbeegiisu ahaa 7.2 Rektar Iskeel ku habsaday K/Galbeed ee dalkaasi.

Madaxa Hay’adda Badbaadada Rayidka ee dalkaasi, Jerry Chandler ayaa sheegay in la xqiijiyey inay 304 qof ku geeriyootay dhul-gariirkaasi, halka ay ugu yaraan 1,800 oo kalena ku dhaawcmeen.

- Advertisement -

Mas’uulkaasi oo xalay la hadlay Suxufiyiinta waxa uu tilmaamay inay 160 dhimasho laga soo weriyey Waaxda Koonfureed ee Haiti, 42 dhimasho oo ka dhacday Nippes, 100 dhimasho kale oo ka dhacday Grand Anse iyo 2 ku dhimatay W/Galbeed ee dalkaasi.

Dhinaca kale, Dhul-gariir sanadkii 2010-kii ka dhacay dalkasi ayaa waxaa ku dhintay dad tiradood lagu qiyaasay 200,000 oo qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts