HomeCaalamkaDaaliban oo la wareegtay Jalalabaad, xilli ay Caasimadda Go’doon ku jirto

Daaliban oo la wareegtay Jalalabaad, xilli ay Caasimadda Go’doon ku jirto

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maleeshiyadda Daalibaan waxay Waaberigii hore ee saakayto oo Axad ah dagaal la’aan kula wareegeen magaalladda Jalalabaad ee Caasimadda Gobalka Nangarhar ee Bariga dalka Afganistan. Abraarullaahi Muraad oo ah Xildhibaan Gobalka Nangarhar ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka AP inay Daalibaan qabsadeen Jalalabaad, kadib, markii ay wada-xaajood la galeen Odayaasha ku nool magaalladaasi. Daalibaan waxay si Online ah Sawiro u soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyadda Daalibaan waxay Waaberigii hore ee saakayto oo Axad ah dagaal la’aan kula wareegeen magaalladda Jalalabaad ee Caasimadda Gobalka Nangarhar ee Bariga dalka Afganistan.

Abraarullaahi Muraad oo ah Xildhibaan Gobalka Nangarhar ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka AP inay Daalibaan qabsadeen Jalalabaad, kadib, markii ay wada-xaajood la galeen Odayaasha ku nool magaalladaasi.

- Advertisement -

Daalibaan waxay si Online ah Sawiro u soo dhigayeen Baraha Bulshada, iyagoo ku sugan Xafiiska Guddoomiyaha Gobalka Nangarhar.

Saraakiisha ayaa sheegay inay Kooxda Daalibaan, iyagoo sugaya Amaanka Wadada isku xirta  Afganistan iyo Pakistan.

Shalay waxay Kooxda Daalibaan qabsadeen magaalladda Masaara Shariif oo ah magaalladda ugu weyn ee Waqooyiga dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts