HomeCaalamkaDagaalamayaasha Daalibaan oo gudaha u galay Kabuul, kana taagay Calankooda

Dagaalamayaasha Daalibaan oo gudaha u galay Kabuul, kana taagay Calankooda

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dagaalamayaasha Daalibaan ayaa la sheegay inay saakayto gudaha u galeen caasimadda Afganistan ee Kabul oo ay Waaberigii hore ee maanta go’doomiyeen. Ilo-wareedyo ayaa sheegay inay Daalibaan qabsadeen Dhismaha Jaamacadda Kabul University ooku taalla Galbeedka Kabul. Calanka Kooxda Daalibaan ayaa laga taagay mid ka mid ah Degmooyinka ka tirsan Caasimadda Kabul oo aan ka fogeyn Jaamacadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Daalibaan ayaa la sheegay inay saakayto gudaha u galeen caasimadda Afganistan ee Kabul oo ay Waaberigii hore ee maanta go’doomiyeen.

Ilo-wareedyo ayaa sheegay inay Daalibaan qabsadeen Dhismaha Jaamacadda Kabul University ooku taalla Galbeedka Kabul.

- Advertisement -

Calanka Kooxda Daalibaan ayaa laga taagay mid ka mid ah Degmooyinka ka tirsan Caasimadda Kabul oo aan ka fogeyn Jaamacadda Kabul University.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Afganistan waxay xaqiijisay inay Daalibaan soo galeen qeybo ka mid ah Kabul

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts