HomeCaalamkaUrurka Daalibaan oo qabsaday Caasimadda Gobolka Paktika

Ururka Daalibaan oo qabsaday Caasimadda Gobolka Paktika

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Kooxda Daalibaan ayaa sheegtay inay maanta qabsadeen caasimadda Goblka Paktika ee Sharana. Afhayeenka Daalibaan, Zbihulalahi Mujaahid ayaa hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitterka, isagoo sheegy inay la wareegeen Dhismaha Guddoomiyaha Gobalka, Xarumaha Boliska iyo dhismooyin kale. Waxa kale oo uu tilmaamay inay qabsadeen gaadiid dagaal oo ay Ciiddanka Dowladda kaga tageen dhinacyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda Daalibaan ayaa sheegtay inay maanta qabsadeen caasimadda Goblka Paktika ee Sharana.

Afhayeenka Daalibaan, Zbihulalahi Mujaahid ayaa hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitterka, isagoo sheegy inay la wareegeen Dhismaha Guddoomiyaha Gobalka, Xarumaha Boliska iyo dhismooyin kale.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu tilmaamay inay qabsadeen gaadiid dagaal oo ay Ciiddanka Dowladda kaga tageen dhinacyada Waddooyinka.

Waaberigii hore ee saakayto, Kooxda Daalibaan waxay qabsadeen Caasimadda Gobalak Logar ee Pol-e-Calam oo 50-KM u jirta caasimadda dalkaasi ee Kabul.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts