HomeCaalamkaMaleeshiyaal ka tirsan Kooxda Xuutiyiinta oo dagaal lagu dilay 

Maleeshiyaal ka tirsan Kooxda Xuutiyiinta oo dagaal lagu dilay 

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Ilo Milliteri oo ka tirsan Ciiddanka Dowladda Yemen ayaa sheegay in 21 ka tirsan Kooxda Xuutiyiinta lagu dilay dagaal ka dhacay  Bartamaha dalkaasi 24-kii saacadood ee la soo dhaafay. Iska horimaadkaasi ayaa waxa uu ka dhacay Gobalka Ma’rib ee Bartamaha dalkaasi, kadib, markii ay Ciiddanka Dowladda iska caabiyeen weerar ay Kooxdaasi soo qaadeen. QM waxay […]

- Advertisement -

Ilo Milliteri oo ka tirsan Ciiddanka Dowladda Yemen ayaa sheegay in 21 ka tirsan Kooxda Xuutiyiinta lagu dilay dagaal ka dhacay  Bartamaha dalkaasi 24-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Iska horimaadkaasi ayaa waxa uu ka dhacay Gobalka Ma’rib ee Bartamaha dalkaasi, kadib, markii ay Ciiddanka Dowladda iska caabiyeen weerar ay Kooxdaasi soo qaadeen.

- Advertisement -

QM waxay ka digtay Colaadaha ka socda Gobalka Ma’rib oo Hoy u ah ku-dhawaad Hal milyan oo qof oo Barakacayaal ah.

Dhinaca kale, Telefishinka Kooxda Xuutiyiinta ee Al-Masiirah wax war ah kama sheegin dagaal dhulka oo ka dhacay Gobalka Ma’rib, inkastoo ay soo hadal-qaadeen inay Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga 12 jeer duqeeyeen goobaha ay Xuutiyiinta ka haystaan Deegaanadda Sirwah iyo Rahabax.

Latest stories