HomeWararPuntland oo shaacisay maalinta ay dhaceyso doorashada Aqalka Sare

Puntland oo shaacisay maalinta ay dhaceyso doorashada Aqalka Sare

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in berri la qabanayo doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas. “In doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Puntland la qaban doono 11/08/2021, kuna beegan maalinta Arbacada” ayaa lagu yiri qoraal lasoo dhigay bogga Facebook ee baarlamaanka Puntland. Puntland waxay shaacisay liiska musharraxiinta doorashada Aqalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in berri la qabanayo doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas.

“In doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Puntland la qaban doono 11/08/2021, kuna beegan maalinta Arbacada” ayaa lagu yiri qoraal lasoo dhigay bogga Facebook ee baarlamaanka Puntland.

- Advertisement -

Puntland waxay shaacisay liiska musharraxiinta doorashada Aqalka Sare iyo guddiga qabanayo doorashadaas.

Soomaaliya waxaa ka socotaa howlaha qabashada doorashada Aqalka Sare iyadoo doorashada ay ka dhacday Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo lagu soo doortay qaar kamid ah xildhibaanada ku matali doono Aqalka sare.

Maamulka Galmudug weli ma uusan shaacin liiska musharraxiinta doorashada Aqalka Sare, waxaana uu ka mid yahay Maamulada aan wali soo gudbinxubnaha ku matali doona Aqalka sare.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts