HomeWararDowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay safarka RW Rooble ee Kenya

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay safarka RW Rooble ee Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa ka warbixiyay safarka Ra’iisul wasaaraha ee Kenya xilli ku wajahan yihiin dalkaas. Wuxuu sheegay in booqashada Ra’iisul Wasaaraha ay ka bilaabaneyso magaalo xeebeedka Mombasa halkaas uu kula kulmi doono madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. “Safarkan inta aan ku jirno kama mid aha in laga hadlo arrimaha khuseeya badda oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa ka warbixiyay safarka Ra’iisul wasaaraha ee Kenya xilli ku wajahan yihiin dalkaas.

Wuxuu sheegay in booqashada Ra’iisul Wasaaraha ay ka bilaabaneyso magaalo xeebeedka Mombasa halkaas uu kula kulmi doono madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

- Advertisement -

“Safarkan inta aan ku jirno kama mid aha in laga hadlo arrimaha khuseeya badda oo ah kiis ay maxkamadda go’aankeeda sii deyn doonto” ayuu yiri Maxamed Cabdirisaaq.

Kadib Ra’iisul Wasaare Rooble wuxuu u gudbi doonaa magaalada Nairobi si uu tego safaaradda iyo kulan uu la yeelan doono jaaliyadda Soomaalida ee Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts