HomeWararBuuq ka dhashay kalfadhiga Golaha Wakiilada Somaliland

Buuq ka dhashay kalfadhiga Golaha Wakiilada Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Saaka waxaa fadhigoodii ugu horreeyay yeelanaya golaha wakiilada cusub ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland. Waxaa si rasmi ah u furmay kulanka iyadoo la lagu dooran doono hoggaanka Golaha Wakiillada ee dhawaantan la soo doortay. Tartan adag ayay xisbiyada ugu jiraan sidii ay ugu guuleysan lahaayeen saddexda kursi ee lagu tarmayo ee kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saaka waxaa fadhigoodii ugu horreeyay yeelanaya golaha wakiilada cusub ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland.

Waxaa si rasmi ah u furmay kulanka iyadoo la lagu dooran doono hoggaanka Golaha Wakiillada ee dhawaantan la soo doortay.

Tartan adag ayay xisbiyada ugu jiraan sidii ay ugu guuleysan lahaayeen saddexda kursi ee lagu tarmayo ee kala ah guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo kan labaad.

- Advertisement -

Buuq iyo fowdo ayaa ka dhashay kulanka kadib markii guddoomiyaha maxkamadda Sare shir guddoominta uu ku wareejiyay Yaasin Xaaji Maxamuud Faratoon oo uu sheegay in uu yahay xubinta ugu da’da weyn Golaha Wakiilada.

Mucaaradka waxay ku doodeen in ninkan shirka guddoominta loo dhiibay uu isaga qudhiisa u tartamayo doorashada guddoonka Golaha Wakiilada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts