HomeWararDad shacab ah oo lagu af-duubtay degaan ka tirsan Gobolka Sool

Dad shacab ah oo lagu af-duubtay degaan ka tirsan Gobolka Sool

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Carrooley ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xalay fal af-duub ah loogu geystay dad shacab ah, kuwaasi oo weli la ogeyn halka la la’aaday. Kooxo hubeysan ayaa lasoo weriyay in dadkaan ay ka af-duubteen deegaanka Carrooley, xili ay socdaal dhulka uga yimaadeen beeraha Xalin oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Carrooley ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas xalay fal af-duub ah loogu geystay dad shacab ah, kuwaasi oo weli la ogeyn halka la la’aaday.

Kooxo hubeysan ayaa lasoo weriyay in dadkaan ay ka af-duubteen deegaanka Carrooley, xili ay socdaal dhulka uga yimaadeen beeraha Xalin oo ka tirsan degmada Taleex ee Gobolka Sool dhinaca Maamulka Somaliland.

- Advertisement -

Wararka intaas kusii daraya in kooxaha falka geystay ay u abaabul naayeen hab beeleed, kuwaasi oo la sheegay inay ka careysan yihiin Nin lagu magacaabo Cabdikariin Cali Nuur oo Somaliland ku xirtay magaalada Berbera.

Dhawaan ayey aheyd markii sidaan oo kale deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool lagu af-duubtay dad shacab ah oo safar ahaa, isla markaana xiligaas lagala degay gaari ay saarnaayen, iyagoo kusii jeeday Tukaraq.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts