HomeWararDowladda Itoobiya oo Codsatay marti-gelinta laba Shirweyne

Dowladda Itoobiya oo Codsatay marti-gelinta laba Shirweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Danjiraha Ethiopia u joogta Raashiya, Alemayehu Tegenu ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Warbaahinta Sputnik, wuxuuna xusay inay doonayaan inay marti-geliyaan Shirweynaha 2-aad ee dalalka Afrika iyo Raashiya. Waxa uu carrabka ku dhuftay inuu Ra’isul-wasaare  Abiy Ahmed uu horey Casuumaadaasi kaga dhawaaqay Shirweynihii 1-aad ee Afrika iyo Raahiya oo bishii October ee sanadkii 2019-kii lagu qabtay magaalladda loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha Ethiopia u joogta Raashiya, Alemayehu Tegenu ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Warbaahinta Sputnik, wuxuuna xusay inay doonayaan inay marti-geliyaan Shirweynaha 2-aad ee dalalka Afrika iyo Raashiya.

Waxa uu carrabka ku dhuftay inuu Ra’isul-wasaare  Abiy Ahmed uu horey Casuumaadaasi kaga dhawaaqay Shirweynihii 1-aad ee Afrika iyo Raahiya oo bishii October ee sanadkii 2019-kii lagu qabtay magaalladda loo dalxiis tago ee Sooji ee dalka Raashiya.

- Advertisement -

Abiy Ahmed oo Kulankaasi hore ka qeyb galay waxay uu Ergooyinka ku casuumay in Shirka soo socdo lagu qabto Addis Abeba sanadka soo socda ee 2022-ka.

Shirweynihii Koowaad ee ka dhacay Rashiya waxaa ka qeyb galay  6,000 oo Ergo oo ka kala socday 104-Waddan, oo ay ku jireen Hogagamiyayaal ka kala socday in ka badan 40 Waddan oo Afrikaan ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts