HomeCaalamkaDad ku naf-waayay Dhul-gariir ku dhuftay Tajikistaan

Dad ku naf-waayay Dhul-gariir ku dhuftay Tajikistaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shan qof ayaa ku geeriyootay Dhul-gariir ka dhacay Bariga dalka TAJIKISTAAN ee Bartamaha Qaaradda Aasiya. Afhayeenadda Guddiga Grurmadka Degdegga ee dalkaasi, Umeda Yusufi ayaa sheegtay in 2 dhul-gariir laga dareemay Ubucda Dhul-gariirka saakayto laga dareemay Deegaan dhanka 165 KM dhanka W/bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Dushanbe, halka Dhul-gariirka kale uu ka dhacay Degmdda Rashti. Waxay sheegtay in Halbeega labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shan qof ayaa ku geeriyootay Dhul-gariir ka dhacay Bariga dalka TAJIKISTAAN ee Bartamaha Qaaradda Aasiya.

Afhayeenadda Guddiga Grurmadka Degdegga ee dalkaasi, Umeda Yusufi ayaa sheegtay in 2 dhul-gariir laga dareemay Ubucda Dhul-gariirka saakayto laga dareemay Deegaan dhanka 165 KM dhanka W/bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Dushanbe, halka Dhul-gariirka kale uu ka dhacay Degmdda Rashti.

- Advertisement -

Waxay sheegtay in Halbeega labada dhul-gariir uu kala ahaa 6.0 iyo 3.0 Rektar Iskeel, iyadoo ay 5 qof ku geeriyootay Masiibadaasi, halka ay 19 guri ku burbureen.

 

Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Tajikistan, Emomali Raxmoon waxa uu amray in la magacaabo Guddi uu Madax ka yahay Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, si ay gurmad u gaarsiiyaan dadka ay waxyeellddu soo gaartay iyo in laga qeyb galo dib-u-dhiska guryaha burburay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts