HomeCaalamkaSacuudiga oo War kasoo saaray Banka Carafo iyo Maalmaha Ciiddul Adxa

Sacuudiga oo War kasoo saaray Banka Carafo iyo Maalmaha Ciiddul Adxa

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamadda Sare ee Sacuudiga waxay shaacisay in bisha Dul-Qacad maanta la kaamili doono 30-da, isla markaana ay berrito curan doonto bisha Dul-xaj ee sanadka Hijriyadda ee 1442-ka. Bayaanka waxaa kaloo lagu sheegay in Maalinta Waquufka Banka Carafaat noqon doonto bishan July 19-da, halka maalinta 1-aad ee Ciiddul-Adxa ama Carafo noqon doonto bishan July 20-da. Wakaalladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee Sacuudiga waxay shaacisay in bisha Dul-Qacad maanta la kaamili doono 30-da, isla markaana ay berrito curan doonto bisha Dul-xaj ee sanadka Hijriyadda ee 1442-ka.

Bayaanka waxaa kaloo lagu sheegay in Maalinta Waquufka Banka Carafaat noqon doonto bishan July 19-da, halka maalinta 1-aad ee Ciiddul-Adxa ama Carafo noqon doonto bishan July 20-da.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa waxay Maxkamadda Sare ee dalkaasi ugu baaqday dhamaan dadka Muslimiinta inay baadi-goobaan Bilashada Bisha Dul-Xaj oo la filayo in caawa la arko Insha Allaah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts