HomeWararGuddiyada xuquuqul iinsaanka oo walaac ka muujiyay dhalinyaro u xiran Somaliland

Guddiyada xuquuqul iinsaanka oo walaac ka muujiyay dhalinyaro u xiran Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Xuquuqul insaanka Degaanada Somaliland ayaa ka hadlay dad isugu jira Rag iyo dumar oo Gudaha Somaliland lagu xiray, kadib markii maalmaha xorriyadda ay ku dabbaal dageen Calanka Soomaaliya. Dadkaas xabsiyada la dhigay oo isugu jira rag iyo dumar, dhallinyarana u badan ayaa waxaa ay sheegeen Guddiga Xuquuqul Insaanku in ay dhibaatooyin culus wajahayaan. Guddigu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Xuquuqul insaanka Degaanada Somaliland ayaa ka hadlay dad isugu jira Rag iyo dumar oo Gudaha Somaliland lagu xiray, kadib markii maalmaha xorriyadda ay ku dabbaal dageen Calanka Soomaaliya.

Dadkaas xabsiyada la dhigay oo isugu jira rag iyo dumar, dhallinyarana u badan ayaa waxaa ay sheegeen Guddiga Xuquuqul Insaanku in ay dhibaatooyin culus wajahayaan.

- Advertisement -

Guddigu waxaa ay sheegeen in 35 hablood ay ku xiran yihiin Xabsiyada Somaliland, kuwaasi oo ay sheegeen in ka xun yihiin tallabada ay qaadeen Boolisku ee ay kusoo xir xireen dhallinyaraadaasi dabbaal dagaysay.
Hoos ka akhriso Warqadda kasoo baxday Guddiga Xuquuqul Insaanka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts