HomeWararYuhuudda oo duqeymo xagga cirka ah ka geysatay Qaza

Yuhuudda oo duqeymo xagga cirka ah ka geysatay Qaza

Date:

Related stories

Mucaaradka iyo Safiirka Turkiga oo ku shiraya hoyga Shariif Sheekh Axmed

Safiirka Turkiga iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka oo ku shiraya hoyga Sheekh Shariif.

Xog: Maxay tahay xarunta cusub ee ‘Halmeel’ ee maanta Golaha Wasiirradu ansixiyeen?

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey dhismaha xarunta adeegga mideysan ee "Halmeel".

Kuleylkii oo laga nastay: Roobka maanta ka da’ay Muqdisho oo dadku ku diirsadeen.

Dadweynaha oo si weyn u soo dhaweeyay nafiskan ka dib kulaylkii jiray.

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Xog: Sirdoonka qaranka oo fashiliyay shirqool weyn oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.

Hay’adda NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal dhabbagal ah ka fulisay Shabeellaha Dhexe.

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo xagga cirka ah saaka oo Jimco ah ka geystay goobo ku yaal marinka Qaza oo ay maamulaan kooxda wax iska caabinta Falastiin ee Xamaas.

Diyaaradaha dagaalka ee IDF ayaa duqeeyay goob lagu tilmaamay in laga soo saaro hubka oo loo isticmaali jiray baarista iyo soo saarista hubka ay leeyihiin Xamaas .

Duqeymankaasi ayaa yimid ka dib markii lagu waramay in Xamaas ay dhanka Isra’iil u direen buufinno ololaya oo wax guba.

Xamaas weli wax war ah kamasoo saarin duqeymahaasi cusub ee ciidamada Isra’iil ay la beegsadeen dadka reer Falastiin.

Laga soo bilaabo 10-kii ilaa 21-kii Maajo, Israa’iil waxay duqeymo xagga cirka ah ku qaadday Marinka Qaza, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 289 Falastiiniyiin ah,halka gantaalada Xamaas ay ku dhinteen 13-ruux oo Yahuud ah.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories