HomeWararDFS oo buuxisay Qodobada Axdi Qarameedka xuquul Insaan ee Q/Midoobey

DFS oo buuxisay Qodobada Axdi Qarameedka xuquul Insaan ee Q/Midoobey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay buuxisay lix ka mid ah qodobada sagaalka ah ee uu ka koobanyahay Axdi Qarameedka Xuquuqda Aadanaha ee Qarmada Midoobay . Danjire Abyan Maxamed Saalax, ayaa sidoo kale sheegtay in Soomaaliya markii sedexaad arrimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay buuxisay lix ka mid ah qodobada sagaalka ah ee uu ka koobanyahay Axdi Qarameedka Xuquuqda Aadanaha ee Qarmada Midoobay .

Danjire Abyan Maxamed Saalax, ayaa sidoo kale sheegtay in Soomaaliya markii sedexaad arrimaha xuquul insaanka ay hormarro badan ka gaaray.

- Advertisement -

“Tusaale Sharciga xaquuqda caruurta waan saxiixnay, sidoo kale sharciga xuquuqda dadka Naafada ee uu dhawaan saxiixay madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo, ayaana ka mid ah kuwa ugu muhiimsan, illaa iyo hada waxaan dhameystirnay lix qodob” ayay hadalkeda ku dartay Danjire Abyan Maxamed Saalax.

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo xarunta xuquuqul Insaanka ee qaramada Midoobey Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Soomaaliya oo ka soo kabaneyso bur-bur sodon sano qaatay hadane ay kaalin fiican uga jirto Axdi Qarameedka Xuquul insaanka ee Qaramada Midoobay.

“Aad baan ugu faraxsanahay inaan sida dhaqsida leh ugu socono dhanka hormarka si aan ula jaan qaadno Adduunka, waana noo muhiim inaan illaalino Xuquuqul Insaanka” ayay hadalkeeda ku soo gabagabeysay Danjire Abyan Maxamed Saalax.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts