HomeWararMuwaadiniin Soomaali ah oo Dal ku yaal Afrika loogu xiray Amar ay...

Muwaadiniin Soomaali ah oo Dal ku yaal Afrika loogu xiray Amar ay jebiyeen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Laba Muwaadin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay jebiyeen saacadaha Bandowga habeenkii ee saaran dalka Koonfur Afrika ayaa lagu xiray deegaano ka tirsan Magaalada Cape Town ee dalkaas. Booliska dhaqan-gelinta loo xil saaray Bandowga oo hawlgalo xaqiijin ah sameeya ayaa iyagoo roondaynaya xalay ugu tegay Ganacsatadaan Soomaaliyeed Dukaamadooda oo furan, kuwaasi oo la xiray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Laba Muwaadin oo Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay jebiyeen saacadaha Bandowga habeenkii ee saaran dalka Koonfur Afrika ayaa lagu xiray deegaano ka tirsan Magaalada Cape Town ee dalkaas.

Booliska dhaqan-gelinta loo xil saaray Bandowga oo hawlgalo xaqiijin ah sameeya ayaa iyagoo roondaynaya xalay ugu tegay Ganacsatadaan Soomaaliyeed Dukaamadooda oo furan, kuwaasi oo la xiray markii dambe.

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa horey Ganacsatada Ajaanibta oo Soomaalida ku jirto faray inay xiraan dhammaan goobaha Ganacsiga, si loo xakameeyo faafida Cudurka halista ah ee COVID-19 oo siweyn ugu faafay dalkaas.

Dadka u hoggaansami waaya amarka lasoo saaray ee Bandowa ayaa Ganaax lacageed ama xarig maalmo ciqaabeed kooban ah wajahi doono, waxaana xalay la xiray laba Muwaadin oo Soomaali ah, kuwaasi oo ay furnaayeen Dukaamadooda .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts