HomeWararDoorashada Itoobiya oo Maanta loo dareeray iyo Amniga oo la adkeeyay

Doorashada Itoobiya oo Maanta loo dareeray iyo Amniga oo la adkeeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

38 million oo qof oo ka mid ah Muwaadiniinta dalka ee tiradooda guud dhan tahay 109 million oo qof ayaa waxay maanta u codeynaya Doorashadii Guud ee 6-aad ee dalkaasi ka qabsoonto, taasi oo loo arko inay  tijaabo u tahay RW Abiy Ahmed oo Talada dalkaasi hayey tan iyo sanadkii 2018-kii. Cod-bixintaasi oo bilaabantay 6-dii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

38 million oo qof oo ka mid ah Muwaadiniinta dalka ee tiradooda guud dhan tahay 109 million oo qof ayaa waxay maanta u codeynaya Doorashadii Guud ee 6-aad ee dalkaasi ka qabsoonto, taasi oo loo arko inay  tijaabo u tahay RW Abiy Ahmed oo Talada dalkaasi hayey tan iyo sanadkii 2018-kii.

Cod-bixintaasi oo bilaabantay 6-dii Aroornimo ee maanta oo Isniin ah ayaa waxa ka qeyb galayo in ka badan 40 Xisbi oo ka tirsan Barlamaanka dalkaasi iyo Murashixiin tiradooda dhan tahay 9,500 oo Murashax.

- Advertisement -

Gooboogayaasha Caalamiga iyo kuwa Maxaliga iyo Warbaahinta ayaana ku sugan goobaha Cod-bixinta ee dalkaasi.

Dhinaca kale, Wareega Labaad ee Cod-bixinta Guud ee dalkaasi waxaa la qaban doona bisha September 6-da ee sanadkan 2021-ka, iyadoo ay ka qeyb geli doonaan dadka ku nool Dowlad-gobaleedyada Soomaalida, Amxaarada iyo kiwi kale oo aan maanta laga codeyn doonin.

Gobalka Tigrayga ee Waqooyiga dlakaasi wax taariikh ah looma qabanin xilliga ay Doorashadu ka dhici doonto, iyadoo ay Hay’adaha QM sheegeen injay 350,000 oo qof oo ku nool Gobalkaasi ay soo wajahday Xaalad Macluul ah.

- Advertisement -

Diplomaasiyiinta ayaa rumeysan in Doorashadan oo ah tii ugu hjoreysay oo tijaabo u ah qaabka uu RW Abiy Ahmed u maareeyo  Dib-u-habaynta Nidamka Dimuqraadiga iyo Dhaqaalaha dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts