HomeCaalamkaAskari Boolis ah oo loo xiray dhac uu u geystay Xarumo Shidaal

Askari Boolis ah oo loo xiray dhac uu u geystay Xarumo Shidaal

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Taliska Booliska ee dalka Giriiga ayaa waxaa ay sheegeen in Askarigaasi la xiray, kadib, markii uu dhac hubeysan u geystay 11 kaalimo Shidaal oo ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Athenis. Askarigaasi oo la xiray Waaberigii hore ee shalay oo sabti aheyd waxaa laga joojiyey Shaqadii Boolisnimo, waxaana ku socda su’al-weydiinta Waaxda Dembi-baarista ee Boliska dalkaasi. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Booliska ee dalka Giriiga ayaa waxaa ay sheegeen in Askarigaasi la xiray, kadib, markii uu dhac hubeysan u geystay 11 kaalimo Shidaal oo ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Athenis.

Askarigaasi oo la xiray Waaberigii hore ee shalay oo sabti aheyd waxaa laga joojiyey Shaqadii Boolisnimo, waxaana ku socda su’al-weydiinta Waaxda Dembi-baarista ee Boliska dalkaasi.

- Advertisement -

Faahfaahin dheeraad ah lagama bixinin arrimaha ku xeeran Xarigiisa  iyo khasaraha ka dhashay dhacii uu geystay muddadii u dhexeysay bishii April 9-dii ilaa bishn June 19-dii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts