HomeCaalamkaWasiiro xilalkoodii ku waayey Dagaalka lagula jiro kooxda Daaliban

Wasiiro xilalkoodii ku waayey Dagaalka lagula jiro kooxda Daaliban

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Qaani ayaa waxa uu Xilalkii ka qaaday Wasiiraddii Difaaca iyo Arrimah Gudaha ee dalkaasi, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Daaliban isbuucyadii la soo dhaafay qabsadeen in ka badan 40 Degmo oo ay horey Ciiddanka Dowladda u haysteen. Wasiirkii hore ee Difaaca ee dalkaasi, Asadullaahi Khaalid oo xilkaasi hayey tan iyo sanadkii 2018-kii ayaa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Qaani ayaa waxa uu Xilalkii ka qaaday Wasiiraddii Difaaca iyo Arrimah Gudaha ee dalkaasi, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Daaliban isbuucyadii la soo dhaafay qabsadeen in ka badan 40 Degmo oo ay horey Ciiddanka Dowladda u haysteen.

Wasiirkii hore ee Difaaca ee dalkaasi, Asadullaahi Khaalid oo xilkaasi hayey tan iyo sanadkii 2018-kii ayaa waxaa lagu beddelay Jeneral Bismillaahi Khaan Maxamadi oo horey u ahaa Taliye la dagaalamay Kooxda Daalibaan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Afganistan, Ashraf Qaani ayaa waxaa uu Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha u magacaabay Jeneral C/Sataar Mirzakwal oo horey u soo qabtay dhowr Xilal Heer Gobal.

Isbedelkan oo ay Barlamaanka dalkaasi ansixiyeen ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo ay Saraakiisha Deegaanka shalay sheegeen inay Kooxda Daalibaan ay qabsadeen ugu yaraan 6 Degmo  tan iyo Jimcihii la soo dhaafay.

Latest stories