HomeCaalamkaCiidamo Baarshuud oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil diyaaradeed

Ciidamo Baarshuud oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil diyaaradeed

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 7 qof ayaa geeriyootay, 13 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii ay Diyaarad Rakaab ku burburtay dalka Raashiya. Diyaaradaasi waxaa la sheegay inay la socdeen Koox ka kooban 20-qof oo ka tirsan Ciiddanka Dallaayadaha ama Baarshuudka   kaga soo booda Diyaaradaha ee Gobalka Kemerovo. Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS ayaa sheegtay inay Diyaaradasi oo nooceedu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 7 qof ayaa geeriyootay, 13 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii ay Diyaarad Rakaab ku burburtay dalka Raashiya.

Diyaaradaasi waxaa la sheegay inay la socdeen Koox ka kooban 20-qof oo ka tirsan Ciiddanka Dallaayadaha ama Baarshuudka   kaga soo booda Diyaaradaha ee Gobalka Kemerovo.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS ayaa sheegtay inay Diyaaradasi oo nooceedu ahaa L 410 oo labo matoor leh burburtay xilli ay Degitaan degdeg ah ku caga dhigan lahayd Garoon ku yaalla Degmadda KEMEREVO OBLAST ee K/Galbeed ee Gobalka Saybeeriya ee dalkaasi.

Saraakiisha waxay sheegeen inay Diyaaradaasi burburtay, kadib, markii uu shaqeyn waayey mid ka mid ah labadeeda Matoor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts