HomeCaalamkaDowladda Suudaan oo hal Arrin darteed u jareysa khadka Internet-ka

Dowladda Suudaan oo hal Arrin darteed u jareysa khadka Internet-ka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Isgaarsiinta dalka Suudaan Enjineer Haashim Xasab Al-Rasuul ayaa ku dhawaaqay in Khadka Inernetka ee Mobaylka la jari doono saacadaha ay socdaan Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalkaasi oo Maanta bilowday. Waxa uu tilmaamay in maalmaha ay socdaan Imtixaanaadka la jari doono Khadka Internetka muddo 3 saacadood, laga bilaabo 8-da Aroornimo ilaa 11-ka Barqanimo, […]

- Advertisement -

Wasiirka Isgaarsiinta dalka Suudaan Enjineer Haashim Xasab Al-Rasuul ayaa ku dhawaaqay in Khadka Inernetka ee Mobaylka la jari doono saacadaha ay socdaan Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalkaasi oo Maanta bilowday.

Waxa uu tilmaamay in maalmaha ay socdaan Imtixaanaadka la jari doono Khadka Internetka muddo 3 saacadood, laga bilaabo 8-da Aroornimo ilaa 11-ka Barqanimo, si looga hortago Qishka Ardayda.

- Advertisement -

Go’aanka lagu jaray Khadka Internetka waxaa wada gaaray Wasaaradaha Tacliinta, Isgaarsiinta, Xeer-ilaalinta Guud iyo Shirkadaha Isgaarsiinta ee dalkaasi.

Sanad-dugsiyadeedkii hore Sudan oo kale ayaa loo Xanibay Khadka Internetka maalmihii ay socdeen Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalkaasi, balse sanadkii ka sii horeeyey Ardayda waxay ka faa’ideysteen Internetka, iyagoo Mobaylada isugu gudbinayey Qishka.

Latest stories