HomeCaalamkaAskari Boolis ah oo loo xiray dhac uu u geystay Xarumo Shidaal

Askari Boolis ah oo loo xiray dhac uu u geystay Xarumo Shidaal

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Taliska Booliska ee dalka Giriiga ayaa waxaa ay sheegeen in Askarigaasi la xiray, kadib, markii uu dhac hubeysan u geystay 11 kaalimo Shidaal oo ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Athenis.

Askarigaasi oo la xiray Waaberigii hore ee shalay oo sabti aheyd waxaa laga joojiyey Shaqadii Boolisnimo, waxaana ku socda su’al-weydiinta Waaxda Dembi-baarista ee Boliska dalkaasi.

- Advertisement -

Faahfaahin dheeraad ah lagama bixinin arrimaha ku xeeran Xarigiisa  iyo khasaraha ka dhashay dhacii uu geystay muddadii u dhexeysay bishii April 9-dii ilaa bishn June 19-dii.

Latest stories