HomeCaalamkaMadaxweynaha Mareykanka oo kulan la yeelanaya dhiggiisa Israa'iil

Madaxweynaha Mareykanka oo kulan la yeelanaya dhiggiisa Israa’iil

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Joe Biden iyo dhigiisa Israel ee Xilka ka sii degayo, Reufen Riflin ayaa la filayaa inay Kulankoodii u horeeyey ku yeeshaan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka. Afhayeenadda Aqalkaasi, Jen Pesaki oo soo saartay Hadal-qoraal ayey ku sheegtay inay Labada Hoggaamiye bishan June 28-da ku kulmi doonaan Washington. Booqashada Madaxweynaa Israel waxaa diirada lagu saari doonaa Iskaashiga labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Joe Biden iyo dhigiisa Israel ee Xilka ka sii degayo, Reufen Riflin ayaa la filayaa inay Kulankoodii u horeeyey ku yeeshaan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka.

Afhayeenadda Aqalkaasi, Jen Pesaki oo soo saartay Hadal-qoraal ayey ku sheegtay inay Labada Hoggaamiye bishan June 28-da ku kulmi doonaan Washington.

- Advertisement -

Booqashada Madaxweynaa Israel waxaa diirada lagu saari doonaa Iskaashiga labada dhinac iyo xiriirka qotada dheer ee u dhexeeya iyo Dhacdooyinkii u dambeeyey ee Mandiqada Bariga Dhexe, Dirirta Israel iyo Falastiin iyo Barnaamijka Nukliyeerka iyo Madaxweynaha La-doortay ee dalka Iran.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Israel, Reufen Riflin waxaa la filayaa inuu Madaxweynaha La-doortay ee Israel, Isaaq Herzog Xilka ku wareejiyo bisha soo socoto ee July.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts