HomeCaalamkaMaleeshiyada Khaliifa Xaftar oo u hanjabay Algeria

Maleeshiyada Khaliifa Xaftar oo u hanjabay Algeria

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kooxda isku magacowda Ciiddanka Qaranka Libiya ee LNA ee uu hoggaamiyo Marshaal Khaliifa Xaftar waxay sheegeen in Aag Milliteri u arkaan Xuduudka ay Algeria la wadaagto Libiya.  Hadal-qoraal oo ay Kooxdaasi soo saartay ayey ku sheegeen inay Ciiddankooda aad ugu dhow yihiin Xuduudka lgeria, una arkaan Deegaan Milliteri, lana mamnuucay Dhaqdhaqaaqa xuduudka labada dal.   […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda isku magacowda Ciiddanka Qaranka Libiya ee LNA ee uu hoggaamiyo Marshaal Khaliifa Xaftar waxay sheegeen in Aag Milliteri u arkaan Xuduudka ay Algeria la wadaagto Libiya.

 Hadal-qoraal oo ay Kooxdaasi soo saartay ayey ku sheegeen inay Ciiddankooda aad ugu dhow yihiin Xuduudka lgeria, una arkaan Deegaan Milliteri, lana mamnuucay Dhaqdhaqaaqa xuduudka labada dal.

- Advertisement -

 

Ilo-wareedyo la hadlay Warbaahinta SPUTNIK ee dalka Raashiya ayaa lagu sheegay inay Maleeshiyada Kooxda Khaliifa Xaftar haatan maamulaan mid ka mid ah Saddexda Bar Kontorool ee Xuduudka labadaasi Waddan ee kaabiga ku haya Xuduudka K/Galbeed Libiya una dhow Degmadda Gaat.

 

- Advertisement -

Dalalka Libiya iyo Algeria waxay wadaagaan dhul-xuduudeed dhererkiisu gaarayo 989 Kiilomitir ama 613 Mayl.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts