HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Diyaarad ku burburtay dalka Iran

Dad ku geeriyooday Diyaarad ku burburtay dalka Iran

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka dalkaasi ee IRNA ayaa sheegtay inay 2 qof ku geeriyootay Diyaarad Nooca Tababarka oo maanta ku burburtay Degmadda Garmeh ee W/bari ee dalkaasi.

Taliyaha Boliska Gobalka Waqooyiga Khorosan, Saciid Motahari ayaa sheegay in Diyaaradda burburtay ay leedahay Shirkadda Fara Sepehr ee Iran.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Cillad Farsamo qabsatay Diyaaradda, xilli ay Duullimaad Tababar ku jirtay.

Bilowgii sanadkan, Diiyaarad kale oo Tababar ayaa si degdeg ahj u caga-dhigatay, kadib, markii uu Shidaalkii gabaabsi ka noqday.

Latest stories