HomeCaalamkaToogasho xalay ka dhacday Caasimadda Jarmalka

Toogasho xalay ka dhacday Caasimadda Jarmalka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ugu yaraan 3 qof ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Is-rasaasayn saqdii dhexe ee xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Boon. Wargeyska Maalinlaha ee The Bild waxa uu qoray inay Toogashadaasi ka dhacday Degmadda  lagu magacaabo Degmadda Arooska oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Boon. Dhibanayaasha la dhaawacay waxaa loola cararay Isbitaalka oo lagu daaweynayo. Ninkii weerarkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 3 qof ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Is-rasaasayn saqdii dhexe ee xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Boon.

Wargeyska Maalinlaha ee The Bild waxa uu qoray inay Toogashadaasi ka dhacday Degmadda  lagu magacaabo Degmadda Arooska oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Boon.

- Advertisement -

Dhibanayaasha la dhaawacay waxaa loola cararay Isbitaalka oo lagu daaweynayo.

Ninkii weerarkaasi geystay ayaa la sheegay inuu baxsaday, waxayna Ciiddanka bilaabeen Baaritaan, iyagoo go’doomiyey goobta ay Toogashadu ka dhacday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts