HomeWararXildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo Warbixin ka dhageystay Guddi

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo Warbixin ka dhageystay Guddi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada dowlad Goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa shir Guddoomiyay kulanka 4-aad ee kal-fadhigiisa 48-aad oo Maanta ka qabsoomay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 45 Xildhibaan oo ay kamid ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad iyo labaad ee Golaha Wakiillada Puntland Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Ismaaciil Maxamed Warsame. Ajanadaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada dowlad Goboleedka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa shir Guddoomiyay kulanka 4-aad ee kal-fadhigiisa 48-aad oo Maanta ka qabsoomay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 45 Xildhibaan oo ay kamid ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad iyo labaad ee Golaha Wakiillada Puntland Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Ismaaciil Maxamed Warsame.

- Advertisement -

Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa dhageysiga warbxixinta Guddiyada Arimaha gudaha, Dawlaha hoose iyo horumarinta Reer miyiga iyo Shuruucda iyo Caddaalada ee Golaha Wakiilladda.

Warbixinta ayaa ku saabsanayd kormeerro iyo xog ururin ay Guddiyadu ku soo sameeyeen hay’addaha dawliga ah ee ay korjoogtada ku leeyihiin, lana socdaan shaqooyinka ay dalka u hayaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts