HomeWararKenya oo qaaday tallaabadii ugu horreeysay ee dib u soo celinta xiriirka...

Kenya oo qaaday tallaabadii ugu horreeysay ee dib u soo celinta xiriirka Somalia

Date:

Related stories

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Safiirka Kenya ee Soomaaliya Amb. Lucas Tumbo ayaa Maanta oo sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 19-ka Jun 2021 dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Dib u soo laabshada ee Safiir Lucas Tumbo ayaa ah tallaabadii u horeysay ee Kenya u qaaday soo celinta xiriirkii diblomaasiyadda iyo dib u furida Safaaradeeda […]

- Advertisement -

Safiirka Kenya ee Soomaaliya Amb. Lucas Tumbo ayaa Maanta oo sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 19-ka Jun 2021 dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Dib u soo laabshada ee Safiir Lucas Tumbo ayaa ah tallaabadii u horeysay ee Kenya u qaaday soo celinta xiriirkii diblomaasiyadda iyo dib u furida Safaaradeeda Muqdisho muddo lix bil kaddib oo labada dal xiriirkooda xumaa.

- Advertisement -

Dowladda Federaalka ayaa dhawaan ku dhawaaqday inay dib u soo celineyso xiriirkii kala dhexeeyay Kenya, kadib markii uu xumaaday, xili bishii April ee sanadkaan 2021 xiriirka labada dal ay dib u soo celisay Qatar.

Ergada Diblomaasiyiinta dowladda Soomaaliya ayaa la filayaa in maalmaha soo socda dib laabtaan Nairobi, si ay iyagana dib uga furaan Safaaradda, loona bilaabo howlihii diblomaasiyadda.

Si kastaba xiriirka u dhexeeyay labada dowladdood ayaa dhowr jeer xumaaday, waxaana ugu dambeysay, kadib markii dhawaan Kenya ku dhawaaqay inay joojisay duulimaayadii uga imaanayay Soomaaliya, balse maalmo kahor ayey dib u furtay.

Latest stories