HomeCaalamkaBooliska Interpol oo ku gacan-sayray Codsi uga yimid Dowladda Turkiga

Booliska Interpol oo ku gacan-sayray Codsi uga yimid Dowladda Turkiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ururka Boliska Caalamiga ee ITERPOL ayaa la sheegay inay ka biyo diideen Codsiyo ay Dowladda Turkiga ku doonaysay in loogu soo gacan geliyo 773 Eedeysane oo ka tirsan Kooxda Mucaaradka ee FETO. Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, YAVUZ SELIM KIRAM oo la hadlay Guddiga Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka Turkiga, wuxuuna xusay inay INTERPOL ku gacan-sayrtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka Boliska Caalamiga ee ITERPOL ayaa la sheegay inay ka biyo diideen Codsiyo ay Dowladda Turkiga ku doonaysay in loogu soo gacan geliyo 773 Eedeysane oo ka tirsan Kooxda Mucaaradka ee FETO.

Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, YAVUZ SELIM KIRAM oo la hadlay Guddiga Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka Turkiga, wuxuuna xusay inay INTERPOL ku gacan-sayrtay Codsiyo looga dalbaday inay soo qabtaan 773 qof oo Turkish ah oo ku nool Dibadaha, kuwaasi oo ka tirsan Kooxda FETO ee uu hoggaamiyo Fatxullaah Gulen.

- Advertisement -

Waxaa kale oo uu qiray  in Iskaashiga Turkiga iyo INTERPOL ee Arrinta Kooxda FETO uuan gaarsiisnayn Heerkii la doonayey.

Hadalkiisa waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Dowladda Turkiga marti-gelin doonto Shirweynaha 89-aad ee Golaha Guud ee Ururka Boliska Caalamiga ee ITERPOL bisha November 20-da ilaa 25-da oo lagu qaban doono magaalladda Istanbul.

Kooxda Mucaaradka ee FET0 waxaa lagu eedeeyaa inay ku lug lahaayeen Afgembigii Fashilmay ee Madaxweyne Erdogan xilka looga tuuri lahaa bishii July 15-dii ee sanadkii 2016-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts