HomeCaalamkaXubno ka tirsan kooxda Daacish oo Dowlad loo gacan-gelinayo

Xubno ka tirsan kooxda Daacish oo Dowlad loo gacan-gelinayo

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Maamulayaasha Kurdiyiinta Syria ee maamula W/bari ee Netherlands waxay sheegeen inay Dowladda Netherlands ku wareein doonaan 2 Muwaadin oo u dhashay dalkaasi oo ka tirsanaa Dagaalamayaasha Kooxda Daacish ee ka dagaalami Jirtay qeybo ka mid ah dalka Syria.

Shaqsiyaadkaasi ayaa la filayaa in maanta loo gacan geliyo Saraakiil ka socda Hay’adda Sirdoonka dalkaasi oo maanta tegi doona caasimadda Maamulka Kurdiyiinta Syria ee Al-Qaamishli.

- Advertisement -

Madaxa Waaxda Xiriirka Dibedda ee Maamulkaasi, C/kariim Cumar waxa uu sheegay inaysan Labada Shaqsi ee ay waree Jin doonaan midna ka mid ahayn Dagaalamayaasha Kooxda Daacish.

Tan iyo markii Kooxda Daacish loo itaal sheegtay waxay Maamulayaasha Kurdiyiinta Syria ka codsanayeen Beesha Caalamka dib-u-celinta Muwaadiniinta Shisheeyaha lagu hayo Deegaanadda ay Kurdiyiinta maamulaan.

Sanadkii 2019-kii, waxa uu Maamulka Kurdiyiinta ku waree Jiyeen Dowladda Netherland labo carruur oo agoon ah oo Hollandese ah oo ay Waalidkooda ku dinteen Dagaalkii Kooxda Daacish iyadoo carruurtaasi dib loogu celiyey  Netherlands.

Latest stories