HomeCaalamkaBooliska Interpol oo ku gacan-sayray Codsi uga yimid Dowladda Turkiga

Booliska Interpol oo ku gacan-sayray Codsi uga yimid Dowladda Turkiga

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Ururka Boliska Caalamiga ee ITERPOL ayaa la sheegay inay ka biyo diideen Codsiyo ay Dowladda Turkiga ku doonaysay in loogu soo gacan geliyo 773 Eedeysane oo ka tirsan Kooxda Mucaaradka ee FETO.

Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, YAVUZ SELIM KIRAM oo la hadlay Guddiga Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka Turkiga, wuxuuna xusay inay INTERPOL ku gacan-sayrtay Codsiyo looga dalbaday inay soo qabtaan 773 qof oo Turkish ah oo ku nool Dibadaha, kuwaasi oo ka tirsan Kooxda FETO ee uu hoggaamiyo Fatxullaah Gulen.

- Advertisement -

Waxaa kale oo uu qiray  in Iskaashiga Turkiga iyo INTERPOL ee Arrinta Kooxda FETO uuan gaarsiisnayn Heerkii la doonayey.

Hadalkiisa waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Dowladda Turkiga marti-gelin doonto Shirweynaha 89-aad ee Golaha Guud ee Ururka Boliska Caalamiga ee ITERPOL bisha November 20-da ilaa 25-da oo lagu qaban doono magaalladda Istanbul.

Kooxda Mucaaradka ee FET0 waxaa lagu eedeeyaa inay ku lug lahaayeen Afgembigii Fashilmay ee Madaxweyne Erdogan xilka looga tuuri lahaa bishii July 15-dii ee sanadkii 2016-kii.

Latest stories