HomeCaalamkaMareykanka oo lacag dul-dhigay Hoggaamiyaha Ururka Al-qaacidda

Mareykanka oo lacag dul-dhigay Hoggaamiyaha Ururka Al-qaacidda

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Barnaamijka  Abaalmarinta Caddaalada ayaa shaacisay inay 7 million oo Dollar siin doonaan ciddii keenta Xog ku saabsan  halka uu ku sugan yahay Hoggaamiyaha Ururka Alqaaciada Maqrib ee Waooyiga  Afrika, Abu Cubaydah Yuusuf Al-Canaabi oo u dhashay dalka Algeria.

Abu Cubaydah Yuusuf Al-Canaabi waxaa xilka Hoggaaminta Alqacidada Waqooyiga Afrika loo doortay sanadkii hore, kadib, markii Hoggaamiyihii ka horeeyey oo lagu magacaabi jirey Abdelmalek Droukdel oo u dhashay dalka Algeria lagu dilay Hawlgal ay Ciiddamo Faransiis ah ka fuliyeen gudaha dalka Mali.

- Advertisement -

Maraykanka waxay horey Abu Cubaydah Yuusuf Al-Canaabi ugu soo rogeen Cunqabatayno sanadkii 2015-kii.

Sidoo kale, QM waxay Hoggaamiyahaasi ku soo rogeen Cunaqabatayn sanadkii 2016-kii.

Latest stories