HomeCaalamkaShirkadda Facebook oo xayirtay Barta Trump iyo Digniin cusub oo la diray

Shirkadda Facebook oo xayirtay Barta Trump iyo Digniin cusub oo la diray

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Shirkadda Facebook ayaa waxaa ay shalay ku dhawaaqday in bartii uu Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka ku lahaa Facebook sii xayiri doonaan ugu yaraan ilaa bisha Janaayo ee sanadka 2023-ka. Shirkaddu waxaa ay sheegtay inay mustaqbalka si dhow ula socon doonaan Calaamadaha muujinaya sida ay Shirkadda ula dhaqmi doonto Hoggaamiyayaasha Caalamka ee Jebiya Sharciga Facebook. […]

- Advertisement -

Shirkadda Facebook ayaa waxaa ay shalay ku dhawaaqday in bartii uu Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka ku lahaa Facebook sii xayiri doonaan ugu yaraan ilaa bisha Janaayo ee sanadka 2023-ka.

Shirkaddu waxaa ay sheegtay inay mustaqbalka si dhow ula socon doonaan Calaamadaha muujinaya sida ay Shirkadda ula dhaqmi doonto Hoggaamiyayaasha Caalamka ee Jebiya Sharciga Facebook.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Maraykanka waxaa la xayiray Cinwaankii uu ku lahaa Shirkada Facebook bishii May ee sanadkii hore, kadib, markii uu qoraalo colaad-hurin soo dhigay Bartaasi oo uu ku taageeray Rabshadihihii ay Taageerayaashiisa ka sameeyeen Aqalka US CAPITOL ee Washington bishii Janaayo 6-dii ee sanadkii hore.

Latest stories