HomeWararAkhriso:-Galmudug oo hakisay dhismaha Golaha deegaanka Degmooyin

Akhriso:-Galmudug oo hakisay dhismaha Golaha deegaanka Degmooyin

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa hakisay dhismaha Golayaasha deegaanka degmooyin ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud, kadib Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug. Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Maamulka oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in dhismaha Golayaasha deegaanka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo Balanbale la hakiyay muddo 90 maalmood. Axmed Cismaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa hakisay dhismaha Golayaasha deegaanka degmooyin ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud, kadib Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug.

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Maamulka oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in dhismaha Golayaasha deegaanka Dhuusamareeb, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo Balanbale la hakiyay muddo 90 maalmood.

- Advertisement -

Axmed Cismaan Aadan ayaa tilmaamay in amarka lagu hakiyay dhismaha Golayaasha deegaanka degmooyinka uu horey uga soo baxay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, isla markaana la tixgeliyay, lana joojiyay.

Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha Maamulka ayaa faray dhammaan howlwadeenada Wasaaradda ee ku sugan degmada Balanballe in ay soo xaroodaan, isla markaana la joojiyay dhismaha Golayaasha deegaanka ee socday.

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Wasiir ku-xigeenka.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts