HomeWararMadaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo dalka ku soo laabtay

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo dalka ku soo laabtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim  ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib  martiqaad uu kaga qayb galay Munaasabadda Caleemasaarka dhiggiisa dalka YUganda Mudane yoweri Museveni. Madaxweynaha ayaa intii uu Kambaala ku sugnaa waxa uu kulammo muhiim ah la qaatay qaar ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim  ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib  martiqaad uu kaga qayb galay Munaasabadda Caleemasaarka dhiggiisa dalka YUganda Mudane yoweri Museveni.

Madaxweynaha ayaa intii uu Kambaala ku sugnaa waxa uu kulammo muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah madaxdii lagu casuumay Caleemasaarka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts