HomeWararMaxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Madaxweyne hore Xasan Sheikh?

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Madaxweyne hore Xasan Sheikh?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga. Marka laga tago isku hambalyeynta munaasabadda Ciidul Fidriga  Kulanka labada mas’uul ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimo dhowr ah oo ku aadda xaaladda siyaasadeed ee dalka, waxaana si gaar ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga.

Marka laga tago isku hambalyeynta munaasabadda Ciidul Fidriga  Kulanka labada mas’uul ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimo dhowr ah oo ku aadda xaaladda siyaasadeed ee dalka, waxaana si gaar ah ay diiradda u saareen amniga guud , xasilloonida Caasimadda iyo Arrimaha Doorashooyinka Dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts