HomeWararMadaxweyne Muuse Bixii oo farriin cusub u diray shacabka Somaliland

Madaxweyne Muuse Bixii oo farriin cusub u diray shacabka Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu Ciidul Fidriga awgeed oo maalinta berri ku beegan dhammaal hambalyo ah u diray shacabka Somaliland. Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi ayaa shacabka u rajeeyay sannadkan sannadkiisa inay barwaaqo iyo bash-bash iyo caafimaad ku ciidaan oo  Alle caafimaad ku  wada gaarsiiyo. “Ilaahay baa mahad leh nimcooyinka badan ee caafimaadku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu Ciidul Fidriga awgeed oo maalinta berri ku beegan dhammaal hambalyo ah u diray shacabka Somaliland.

Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi ayaa shacabka u rajeeyay sannadkan sannadkiisa inay barwaaqo iyo bash-bash iyo caafimaad ku ciidaan oo  Alle caafimaad ku  wada gaarsiiyo.

- Advertisement -

“Ilaahay baa mahad leh nimcooyinka badan ee caafimaadku kow ka yahay, nabada, roobka iyo barwaaqada, fadliga ramadaan, ilaahaybaa ku mahad leh, waxaan dhammaan hambalyo iyo salaan u dirayaa ummadda islaamka ah meel ay joogtaba, gaar ahaan ummadda Somaliland, gude iyo dibed waxaan u dirayaa salaan iyo hambalyo” ayu yiri Muuse Biixi.

Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa tilmaamay in Somaliland ay kusoo wajahan Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xuska 18-May iyo qabashada doorashooyinka Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha.

Isaga oo sio hadlaayay Biixi ayaa waxaa uu yiri “Somaliland cadaw badan ayey leedahay oo aan jeclayn horumarkeeda iyo nabadeeda waxaan ku dardaarayaa dhammaan muwaadiniintu inay meel uga soo wada jeedaan wixii inaga khal-khalinaaya nabadeena”.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlaayay xaaladda COVID-19 ee deegaanada Maamulka ayaa waxaa uu sheegay in sanadkaan COVID-19 uu ka cuslaa sidii horey uu ahaa, isla markaana ay u dhinteen dad badan, isagoo Caafimaad u rajeeyay dadka uu sameeyay Cudurka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts