HomeWararFarmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Burundi

Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Burundi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan Magaalada Kambaala ee Caasimadda dalka Uganda ayaa halkaas kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Burundi Évariste Ndayishimiye. Kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Burundi oo u saleeysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan Magaalada Kambaala ee Caasimadda dalka Uganda ayaa halkaas kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Burundi Évariste Ndayishimiye.

Kulanka labada Madaxweyne ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Burundi oo u saleeysan dhinacyo kala duwan.

- Advertisement -

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa kaloo lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Burundi Évariste Ndayishimiye ay wadahadal ka yeesheen Arrimaha iskaashiga ammiga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Magaalada Kambaala kula kulmay Dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni, iyagoona ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale la filayaa in kulamo kale uu la qaato Madaxda kala duwan ee ka qeyb galeysa Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Uganda Yoweri Museveni.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts