HomeWararAkhriso: Magacyada Madaxda ka qeyb galeysa Caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda

Akhriso: Magacyada Madaxda ka qeyb galeysa Caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan 11 Madaxweynayaal Afrikaan ah ayaa ku sugan Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, si ay goobjoog uga noqdaan Munaasabada maanta Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni loogu caleema-saarayo xilka Madaxtinimada ee uu hayey tan iyo bishii Janaayo 29-dii ee sanadkii 1986-dii. Munaasabadda Caleem-saarkiisa waxaa ka qeyb gelya Madaxweynayaasha kala ah: 1- Maxamed C/llaahi Farmaajo (Somalia), 2- […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 11 Madaxweynayaal Afrikaan ah ayaa ku sugan Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, si ay goobjoog uga noqdaan Munaasabada maanta Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni loogu caleema-saarayo xilka Madaxtinimada ee uu hayey tan iyo bishii Janaayo 29-dii ee sanadkii 1986-dii.

Munaasabadda Caleem-saarkiisa waxaa ka qeyb gelya Madaxweynayaasha kala ah:

- Advertisement -

1- Maxamed C/llaahi Farmaajo (Somalia),

2- Uhuru Kenyatta (Kenya),

3- Samia Suluhu Hassan (Tanzania),

- Advertisement -

4- Évariste Ndayishimiye (Burundi),

5- Emmerson Mnangagwa (Zimbabwe),

6-  Salva Kiir (South Sudan),

7- Hage Gottfried Geingob (Namibia),

8-  Alpha Conde (Guinea),

9- Sahle-Work Zewde (Ethiopia),

10-  Félix Antoine Tshisekedi Tshilombo (Democratic Republic of
Congo),

11- Nana Addo Dankwa Akufo-Addo (Ghana).

Munaasabadda Caleema-saarka ee Museveni oo 76-jirka ah ayaa waxaa lagu qaban doonaa Xafiisyada Madasha Midnimada Qaran (National Unity Platform (NUP) ee Deegaanka Kamwokya ee duleedka Kampala.

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa markii lixaad oo xiriir ah uu ku guuleystay Madaxtinimada dalkaas, waxaana doorashadii ugu dambeysay uu ku guuleystay Bishii Janaayo ee sanadkan 2021.

W/Q: Ustaad Nuuradiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts