HomeWararCiidanka Xooga oo hawlgalo ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidanka Xooga oo hawlgalo ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo saacadihii la soo dhaafay  howgallo ka sameeyay Tuulada Quulaale oo u dhexeyasa Deegaanka Cali Ganeey iyo Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan  ayaa sheegay in  halkaas ku dileen dagaalamayaal ka titsan Al-Shabaab. Saraakiisha hogaaminaysay howlgal-kaasi  ayaa u sheegay Warbaahinta Codka Ciidamada Qalabka Sida in ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo saacadihii la soo dhaafay  howgallo ka sameeyay Tuulada Quulaale oo u dhexeyasa Deegaanka Cali Ganeey iyo Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan  ayaa sheegay in  halkaas ku dileen dagaalamayaal ka titsan Al-Shabaab.

Saraakiisha hogaaminaysay howlgal-kaasi  ayaa u sheegay Warbaahinta Codka Ciidamada Qalabka Sida in ay ka war heleen in xubno  Al-Shabaab ka tirsan ay Tuulada Quulaale ku abaabulayeen weerraro ay kusoo qaadaan degaano hoostaga degmada Maxaas sidaasina ay Ciidamada howlgalka ugu qaadeen sida uu sheegay Sarkaal kaasi ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

- Advertisement -

 

Howl-galka inta uu socday ayay sarakiisha waxa ay intaa ku dareen in howlgalkaas ay Al-Shabaab looga  dilay 7 kamida dagaalamayaashooda, halka dhaawaca uu gaarayo 17 ruux waa sida u hadalka u dhigaye Sarkaalkaasi, sidoo kale waxaa ay sheegeen Saraakiishu in Ciidamdu ay ka gubeen Gaari dagaal oo Biijii ah kaas oo ay uga qeyb qaadan jireen dagaalada iyo weerarada ka dhaca Gobolka Hiiraan.

Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad kornail Maxamuud Xasan Ibraahim Baakaay ayaa ugu dambeyn waxaa uu sheegay in ay sii socon doonaan howlgallada ilaa iyo inta Al-Shabaab laga saarayo degaannada wali ay kaga  sugan yihiin Gobolka Hiiraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts