HomeWararDEG DEG:- Qarax Xooggan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- Qarax Xooggan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qarax Xooggan ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Jugta iyo rasaas goos goos ah oo daba socotay Qaraxa laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah Magaalada, sidoo kale waxaa  la helayaa warar kaal duwan oo ku aaddan qaraxaasi. Wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxu uu ka dhacay  afafka hore ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax Xooggan ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana Jugta iyo rasaas goos goos ah oo daba socotay Qaraxa laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah Magaalada, sidoo kale waxaa  la helayaa warar kaal duwan oo ku aaddan qaraxaasi.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Qaraxu uu ka dhacay  afafka hore ee Saldhiga degmada Waaberi ee  Gobolkani Banaadir waxaana wararku intaas ku darayaan  in Qaraxaasi uu khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh uu gaystay.

- Advertisement -

Lasoco wixii kusoo kordha

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts