HomeWararFanaanad Maanta ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

Fanaanad Maanta ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Allaha u naxaristee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda ee dalka ku geeriyootay Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta), sida uu warbaahinta dowladda u xaqiijiyey Abwaan C/qaadir Cabdi Shube Maareeyaha Golaha Murtida iyo Madadaalada. Abwaan C/qaadir Cabdi Shube ayaa sheegay in Fanaanadad Muno Xidigta uu habeen hore kusoo booday xanuun, isla markaana xanuun haayay ay arroornimadii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxaristee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda ee dalka ku geeriyootay Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta), sida uu warbaahinta dowladda u xaqiijiyey Abwaan C/qaadir Cabdi Shube Maareeyaha Golaha Murtida iyo Madadaalada.

Abwaan C/qaadir Cabdi Shube ayaa sheegay in Fanaanadad Muno Xidigta uu habeen hore kusoo booday xanuun, isla markaana xanuun haayay ay arroornimadii hore ee saakay u geeriyootay.

- Advertisement -

Fanaanada Muno xidigta ayaa Ka tirsaneed Hobolada Waaberi Puntland, iyadoo markii danbe usoo wareegtay dhinaca Magaalada Muqdisho, sidaasna uga mid noqotay Hobolada Waaberi ee Magaalada Muqdisho.

Baraha Bulshada ayaa waxaa hareysay tacsida loo dirayo Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta), waxaana Fanaaniin farabadan ay sigaar ah tacsi ugu direen Ehelada Marxuumada iyo shacabka ka dhimatay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts