HomeWararTurkiga oo War kasoo saaray dib u soo celinta xiriirka Somalia iyo...

Turkiga oo War kasoo saaray dib u soo celinta xiriirka Somalia iyo Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ay khamiistii lasoo dhaafay dib ugu soo celisay xiriirkii ay la laheyd dowladda Kenya, kadib markii labada dal heshiis gaareen. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa waxaa marka hore lagu soo dhaweeyay dib u soo laabashada xiriirkii diblomaasiyadeed ee horey uga dhexeeyay dowladda Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ay khamiistii lasoo dhaafay dib ugu soo celisay xiriirkii ay la laheyd dowladda Kenya, kadib markii labada dal heshiis gaareen.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa waxaa marka hore lagu soo dhaweeyay dib u soo laabashada xiriirkii diblomaasiyadeed ee horey uga dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Kenya.

- Advertisement -

Sidoo kale Turkiga ayaa Qatar uga mahadcelisay dadaalkeeda ku aadan sidii uu dib ugu soo noqon lahaa xiriirka labada dal, isla marlaana ku boggaadisay dadaalladooda, iyagoona xusay inay sii wadi doonaan taageerto dadaallada lagu xalinayi khilaafyada.

“Waxaan soo dhoweyneynaa arrimaha soo cusboonaaday ee la xiriirka dib u billaabidda xiriirka diblomaasi ee Soomaaliya iyo Kenya. Waxaan uga mahad-celineyaa dalka Qatar dadaalladooda ku aadan hannaankan,” ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd dowladda Kenya, iyadoo la ilaalinayo danaha deris wanaaga iyo xiriirkii soo jireenka ahaa ee labada dal horey uga dhexeeyay.

- Advertisement -

Arrintaan ayaa ka dambeysay, kaddib Ergeyga Qatar ee Wasaaradda Arrimah Dibadda Qatar uu booqasho ku tagay Nairobi, lana kulmay Madaxweyne Uhuru Kenyatta, isagoo gaarsiiyay farriin uu ka siday Amiirka Qatar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts